SuperMenu waa nidaam cusub oo maqaayadaha iyo hoteelada u sahlaayo inay si fudud menu-ga ugu soo bandhigaan macaamiishooda. SuperMenu waa digital QR Menu kii ugu horreeyay dalka laga hirgeliyo waxaana iska leh suuqa casriga ah Milkiile.com.
Hadafkeenu waa inaan kobcino adeegyada maqaayadaha iyo hoteeladu u hayaan macaamiisha oo aan digital ka dhigno MENU-ga oo kor looqaado dakhliga soo gala ganacsiga.
HADDA KADIB ISTICMAALKA MENU-GA WARQADDA WAA DHAMMAATAY
Astaaamaha iyo isticmaalka SuperMenu